Main Manu
· Home
· Feedback
· Journal
· Members List
· Private Messages
· Recommend Us
· Search
· Stories Archive
· Submit News
· Surveys
· Top 10
· Topics
· Your Account
     Login
Nickname

Password

Don't have an account yet? You can create one. As a registered user you have some advantages like theme manager, comments configuration and post comments with your name.
     Search


Wargelin ku saabsan Aflax.Net Sisters

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaah.

Waxaan halkan ugu mahad noqaynaa awalan Allaah, dabadeedna waxaan dhamaan walalaha qiimaha badan ee ka tirasan qeybtan aflax.net sisters ogeysiinaynaa inaan aflax.net sisters ku sameenay dib u hagaajin, isla markaasna aan adgeenay amaanka bogga.

Waxaan dib u naqashadeenay boggan hore iyo qeybta members-ka, waxaan sidoo kale hagaajinay qeybtii is-diiwaan gelinta oo walaalo badan dhib kasoo sheegtay.
 
Waxaan aad iyo aad ugu xunahay in aydaan isticmaali karin magacyadii hore ee aad ku lahaydeen qeybtan sababo la xiriira amaanka boggan, sidaas darteed waxaan dhamaantiin la idinga codsanayaa inaad mar kale is qortaan idingoo raali ah, isdiiwaan gelinta boggana aad iyo aad baan u sahalnay oo kuguma qaadan doonto wax ka badan daqiiqad haddii Allaah idmo,  fadlan riix halkan si aad isku diiwaan-geliso maanta.

Dhamaan magacyadiinii hore iyo email-addiinaba waan haynaa, balse waan ka xunahay idinma diiwaan gelin karno illaa aan email idinka helno ama adiga aad hadda dib isku diiwaan geliso , haddii aad caawin u baahan tahay, fadlan nalla soo xiriir adigoo soo gudbinaya magaca aad ku geli jirtay boggan iyo email-kaad isku diiwaan gelisay oo sax ah, haddii kale hadda isdiiwaan-geli insha Allaah.

FG: Xasuusnow marka aad isdiiwaan-geliso, waxaa isla markiiba kuu soo dhacaya email uu la socdo link loo baahan yahay inaad riixdo 24 saac gudahood si aad aktive ugu dhigto koontadaada, sidaas darteed marka aad isdiiwaan-geliso kadib, waa in aad furto emailka aad isku diiwaan-gelisay kadibna aad riixdo linkga la socda emailka kuusoo dhacay, si aktive looga dhigo koontadaada, haddii aad cilad kale kala kulanto fadlan nalla soo xiriir si aan kuu caawino.

Waxaan rajeenaynaa inaad ka helli doontaan qaabkan cusub ee aan idiinkugu sameenay bogiinan haddii Allaah.

 Ma rabtaa inaad noqoto qof la jecel yahay / la tixgaliyo

Articleshodanxuseen writes "

Bismilaah wasalaatu wasalaamu cala arasuulilaah, wa bacad, ikhwatul kiraam waxan jecleestay inaan halkan idiinku soo gudbiyo maqaal aad u tayo wanagsan fa'iidooyin badana leh

maqaalkaas oo sida cinwaanku ku xusan yahay ah qofka siduu ku noqon karaa qof la jecel yahay la ixtiraamo.

Runtii qofka markuu is ixtiraamo oo qof muxtaran ah iska dhigo hadal kiisa miisaano wuxuu dhahayana ka fiir sado intuusan oran ayuu noqdaa qof ixtiraaman balse ma ahan inuu doono ixtiraam asagoo karaamadii iska qaaday.

Bal aynu isla eegno maqaalkan ay noo soo diraarisay gabar walasheen ah...
"

Posted by adminzaki on Thursday, May 11 @ 21:31:44 CEST (13276 reads)
(Read More... | 3409 bytes more | Score: 0)

 Ninkii balanta ku qaaday in uu runta sheego!

Personal Lifehodanxuseen writes "

Bismilaah asalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu

Waxan jecleestay in aan halkan idiinku soo gudbiyo maqaal ay inoo soo diyaarisay Gabar walaasheen ah kaasoo aad inoo saameeyaa Aan aniga iska bilaabee waxaan Allaah ka baryayaa inuu nagu anfaco markan akhrisano kadib Nagana yeelo kuwo naftooda ka run sheega xusuusta RABIGOOD IYO DAR DAARANKII xabibkeena MUSTAFAA CALAYHI AFDALU SALAATU WA SALAAM . iminkana aan idinka tago maqaalki oo kooban Nafac badanna leh bi idnilaah.."

Posted by AdminA on Thursday, May 11 @ 16:04:52 CEST (4744 reads)
(Read More... | 3844 bytes more | Score: 0)

 Quluubta waxay udhexaysa qalayl dunuub iyo raxmada istiqfaarta.

Rabi u tawbadkeenummabdallah writes "quluubta waxay udhexaysa qalayl dunuub iyo raxmada istiqfaarta.

1) Qaluubta , axwaashooda iyo noocyadooda:

Waa maxay qalbigu?

Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta , macna ahaana waa Fu’aadka Insaanka oo Ilaahayna Ka hadlay, waana guriga / hooyga Imaanka , Taqwada, Ixtiraamka, Thikriga, Jacaylka iyo Nabadgalyada

sidoo kale waa guriga Kufriga . Nifaaqa , Riyaaga , Xiqdiga , Xaasidnimada , Karaahiyada iyo Walwalka,
"

Posted by AdminA on Thursday, January 19 @ 19:27:57 CET (3468 reads)
(Read More... | 6007 bytes more | Score: 5)

 Sheekhi Haybada lahaa:

Rabi u tawbadkeenummabdallah writes "Assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakatu


Sheekhi Haybada lahaa:

Bal ila akhriya waa qiso aad u macaan waxaadna ka helaysaan cibrooyin badan waxayna khusaysaa qof walba oo inaga mida ,
Qisadani waxay ka dhacday Tareen dhexdiisa.

Maalin maalmaha ka mida ayaa tareenku yeedhiyey siidhigii taas oo ahayd calaamad in uu dhaqaaqi doono, dadkii oo dhami waa soo koreen waxaana ugu danbeeyey dadkii soo koray Sheekh Haybad leh, Waxuu la kulmay dadkii oo wada qaatay qolalkii tareenka
"

Posted by AdminA on Thursday, July 21 @ 21:32:38 CEST (6677 reads)
(Read More... | 8899 bytes more | Score: 4.66)

 10 dariiqo oo lagu kobciyo jacaylka labada is qaba

Beauty & Healthummabdallah writes "Asalaamo calaykum

Qofkii doonaa in uu kordhisto Raasamaalkiisa waxuu raadiyaa siduu ku kobcin lahaa oo ku badin lahaa sidoo kale qofki doona in uu kobciyo xidhiidhka iyo jacalyka labada qof ee is qabaa waa in uu raadiyo siduu ku kobcin lahaa jacaylkiisa iyo isu daacadnimadooda marka waxaan soo qaadanaynaa : 10 qodob oo kor u qaada xidhiidhka, jacalayka iyo is aaminka labada qof ee is qabaa

1)
In ay is dhaafsadaan hadiyadaha xataa hadii ay tahay mid iska caadi ah, sida hal ubax oo aad saarto barkinta Zawjkaagu ku seexdo hurdada ka hor waxay leedahay sixir soo jiidasho aad cajiib u ah ama Bidaaqad yar oo midab leh oo aad ku qorto kalmado aad u macaan oo u qurux badan taasina waxay leedahay raad reeb aad ugu wayn dhinaca qalbiga, "

Posted by AdminA on Wednesday, May 25 @ 20:47:44 CEST (11216 reads)
(Read More... | 5827 bytes more | Score: 4.17)

 DABEECADDII DADKII ALLE DOORTAY

Articles Waxaa qaybtaan laga soo guuriyey Kitaabka
"Dhaqankii ehlu khayrkii hore"

Waxaa Ingiriis ku baddalay Shaikh Ahmad Fariid
Waxaa Soomaali ku tarjumay: Maxamed Axmed,
Toronto, Canada.
alhudaa1@yahoo.ca

~ IBRAAHIIM AT-TAYMII: Ibraahiim Allaha ka raalli noqdee wuxuu yiri: " Qofka Mu'minka ahi waakan aan dadka tusin cibaadadiisa, si le'eg sida uusan u jeclayn inuu u tuso markuu dami samaynayo"

~ UMAR BIN CABDUL CAZIIZ: Ilaahay haka raalli noqdee, maalin baa waxaa lagu waaniyey "Cumaroow, iska ilaali inaad iska dhigto Ilaahay qof lajira markaad dadka lajoogto, laakiin aad noqoto ilaahay cadawgiisa marka aan laguu jeedin, maxaa yeelay haddii aan qofka qalbigiisa iyo camalkiisu iswaafaqin waa Munaafaq, Munaafaqiintuna waxay degi doonaan meesha ugu hoosaysa Naarta".


Posted by AdminA on Tuesday, May 10 @ 14:30:31 CEST (3970 reads)
(Read More... | 5647 bytes more | Score: 4.3)

 SHeekh Caadil Kalbaani iyo Wadadii hanuunka.

Rabi u tawbadkeen

Waxaa qortay: Caasha Cali Xasan
Colombus, OH
USA


{qisadaan waxaa laga soo qoray kitaabka la yiraahdo: azamanu qaadim}
Walaalaha islaamka maanta waxaan hakan idiinku soo gudbinayaa siduu uu xaqa ku fahmay iyo wadadii uu u maray hanuunka Sheikh Adel-Alkalbani. Walaalayaal qisooyinkaan waxaan uga sheekayneynaa iney noqdaan cibro uu ku waano qaato qof kasta oo muslim ah Iyo in Ilaahay (sw) jecelyahay tawbada iyo in adoonkiisa ama adoontiisu ay u tawbad keenaan, siduu quraankiisa ugu yiri, [dadka muslimiinta ahaw toobad keena dhamaantiin inaad liibaantaan ayaad mudantihiine]. Ilaahay (sw) in badana quraankiisa wuu kaga sheekayey qisaskii dhexmaray rusushiisa iyo dadkii loo diray. isagoo rabbi ka hadlayana wuxuu yiri {Rasuulkanow waxaan kaaga waramaynaa qisa mida ugu wanaagsan quraankii aan kuu waxy-ooney}


Posted by AdminA on Tuesday, March 15 @ 11:28:10 CET (4679 reads)
(Read More... | 7620 bytes more | Score: 4.2)

 Xikamadihii dumarkii saalixadaha'ahaa

Articlesmuntahaa writes "Waxaa qortay: Muslimo Ibrahim
Denmark


"waxaan kasoo guuriyey kitaabka Saxaabiyaat wasaalixaat xawla rasuul csw"

Wuxuu yidhi Sh. abu hazaar: waxay igu tidhi Umu dardaa radiyallaahu canhaa abuu hazaaroow makuu sheegaa waxa uuleeyahay maydka sariirta saarani. Waxaytidhi: wuxuu ku dhawaaqaa, ehelkaygiiyoow, jaarkaygiiyoow, iyo kuwa sariirta sidoow, yeyna aduunyadu idin sirin siday iisirtay, yeynana idinku ciyaarin siday iigu ciyaartay, reerkaygii shay igamay qaadin qaarkamida danbiyadaydiiye.

Bint bahluul aldimashqiya waxay tidhi Alle ha u naxariistee:
Nimcooyinku waa uun waheshada Alle {subxaanahuu watacaallaa}
Qofka qaafilka ahi wuu seexan oo ma tooso, saacadiisa ayna digriga Alle ku jirina dhadhan male. Waxay ku ducaysan jirta { illaahayoow laba haysoogu kay darin, inaan kuwaayo iyo cadaabkaaga}"

Posted by AdminA on Sunday, February 27 @ 12:58:35 CET (4490 reads)
(Read More... | 2966 bytes more | Score: 4.33)

 Gabaryahay inta aan lagu xisaabin is xisaabi

Rabi u tawbadkeen
Waxaa qortay: Caasho Cali xasan
Columbus, Ohio.


Waxaa laga soo guuriyey qisadaan kitaabka
(Azamanu Qaadim):

Waxaan qisadaan u soo gudbinayaa akhris-tayaasha muslimiinta ah gaar ahaan gabar kasta oo muslimad ah inay ahaato mid ku cibro qaa-data qisadaan, nafteedana xisaabiso inta aan Alaah xisaabin.
Qisadaan oo ah mid dhab ah waxay ku bilaa-batay sidan; Waxay bilawday walaashay wajigeedu inuu bedelmo jirkeeduna daciifo laakin siday mar walba ahayd, waxay akhrin jirtay qur’aanka. Haddii aad raadisid waxaad ka heli meesha ay ku tukato iyadoo gacmaheedu kor u taagaysa, Allaah baryaysa, sidaa ayay ahayd mana dhaafi jirin mana daali jirin. Aniguse waxaan aad ugu dadaali jiray akhrinta buugaagta sheekooyinka iyo kuwa fanaaniinta. Waxaan daawan jiray TV in ta badan, mana gudan jirin waajibka laygu leeyahay si dhamaystirin, salaadana ma ahayn mid u tukata si toos ah. Ka dib markii aan xiray fiidiyowgi aan ka daawanayay filmaan-ta kala duwan muddo saddex saaca oo isku xigta, ayaa aadaankii salaadda subax laga adamay masaajid noo dhow, waxaan aaday sariir-taydii si aan u seexdo, wax-aase ii yeertay walaashay iyadoo fadhida meeshii ay ku tukanaysay, waxy tiri iyadoo si qabaw iila hadlaysa “ha seexan adi-goo aan salaada subax tukan”, anigoo dhib-sanay ayaan iri Ooh waxaa ka hartay sacad aadaankii aad maqashayna waa kii hore.


Posted by AdminA on Wednesday, February 16 @ 16:46:04 CET (5455 reads)
(Read More... | 9010 bytes more | Score: 4.31)

 TOWBADII WIILKII HOOYADIISA CAASIYAY....

Rabi u tawbadkeenWaxaa qortay: Saamiya Ali M.
Norway.

Wuxuu hadal ku bilaabay wiilkani: Allow ii dambi dhaaf dambiga aan hooyaday ka galay. Aabahay wuxuu dhintay aniga oo yar hooyaday baa isoo korisay oo la rafaaday koriimadeyda, aniga keligeey beey caruur iga haysatay. Waxay i gelisay iskuul si aan cilmi u yeesho, kadib markaan weynaadayna waxay ii dirtay jaamacad wadamada galbeedka ah. Markaan sii baxayay beey ila dardaarantay oo ay i tiri wiilkeeygiiyoow ha i ilaawin, xiriirkana ha gooyn. Mudo ka dib markaan jaamacadayda soo dhamaystay baan wadankeygii kusoo laabtay. Waxaana aan lasoo laabtay dabeecad qalafsan oo aan raxmad lahayn, waxaan noqday mid un oo ka dambeeyo nolosha aduunka iyo qayaaligeeda.


Posted by AdminA on Wednesday, February 16 @ 15:17:24 CET (5152 reads)
(Read More... | 3487 bytes more | Score: 3.71)


     Story of the day
There isn't a Biggest Story for Today, yet.
     Survey
Do You Use The Internet as a tool of For Da'wah?

Yes, when ever I can
Yes, but not always
No, Why Should I
No, but I want



Results
Polls

Votes 1675
     Old Articles
Monday, February 14
· Fanaanad Masaari ah iyo Sidii ay ku Hanuuntay
Thursday, February 10
· Cadaa Bin Yaasir iyo haweenaydii rabtay
Wednesday, February 09
· Nin Ku islaamay Kitaab Hadiyad ah Oo Loo Soo Diray
Monday, February 07
· Towbadii ninkii deganaa Riyaadh
Thursday, January 27
· waxaan ogaaday 4 shay markaas ayaan aduunka ka zaahiday
· Nasteexo ka timi wadnaha shalayto horteed:
Sunday, January 23
· DARDAARAN WALAALNIMO
· SIFAADKA SOOWJADA SAALIXADDA AH
· 4 iska ogow



Web site engine's code is Copyright © 2002 by PHP-Nuke. All Rights Reserved. PHP-Nuke is Free Software released under the GNU/GPL license.
Page Generation: 0.26 Seconds
Copyright © 2006 Aflax.net Sisters