Asalaamu Calaykum Waraxmatulaah

      Wargelin Ku saabsan Forumka

Waxaan dhamaan walaalaha ogaysiinaynaa in forum-ka uu xirnaan doonno intii mudo ah,
marka aan dib u furno waxaan idinkugu soo ogaysiin doonnaa email-addiina haddii Allaah idmo.