Menu

Home  Quraan  Tafsiir  Muxaadaro  Duruus  Maqaalo  Web Server Linux  AflaxNet Sisters   AflaxNet Forums  Postcard    Contact Us 

Remember Us!

ShareTell a friend    Add to Favorites   Make Home Page



July 2008
SuMTWThFS
293012345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829303112
3456789

Login
AFLAXNET SISTERS
Nickname

Password


Haddii aadan horey xubin ugu ahayn AflaxNet Sisters Si sahlan halkan isaga diiwan geli.

Mailing List
Fadlan ku biir mailing list-geena si aad ulla socoto wixii cusub oo dhan.
Add
 » Wargelin ::::  


Inta jeer ee boggan lasoo booqday:12802

Tiradda Kutubta oo dhan [3]

Naxwaha carabiga oo kooban waa kitaab cusub oo uu dhowaan turjumey Cabdirisaaq Maxamed Cilmi "ina Warfaa" , haddii aad xiiseyneysid kitaabkan oo aad dooneysid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane, Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa cinwaanka turjubaanka qaamuuskan e-mailkiisa oo ah: "elab@suomi24.fi"

 FG: Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo tarjamada naxwahan oo ma dhowrsana, qofkii doonaya inuu kitaabkan daabacdo ama sii hormariya waa u fasaxan yahay insha Allaah.

  Waa innuu kombuyuutarkaaga ku jiraa Adobe Acrobat Reader ,
si aad u akhriso kitaabka, hadii uusan kombuyuutarkaaga ku jirin
Adobe Acrobat Reader halkan kasoo rogo.


 » Kutub Af Somali ::  
Magaca Kitaabka Akhriso   Hits
 » Naxwaha carabiga oo kooban Akhriso 12803
 » Qaamuuska carabiga oo kooban Akhriso 9255
 » Xeerarka Tajwiidka Qur'aanka Akhriso 12517
Akhrinta Quraanka
Akhrinta Quraanka

Tafsiirka Quraanka

Sh. Cumar Faaruuq  Sh. M. Cabdi Umal 



Search/Ka raadi



Web Server OS: Linux
Si sahlan u baro sidda loo sameeyo Web server Awood sare leh adigoo isticmaalaya Linux Red Hat Waxaad halkan ku baranaysaa Apache, php, Mysql, Openssl, Mod_perl, iyo .... waxaad baranaysaa dhowr kumaando iyo sidda loogu isticmaallo Linux iyo windows Hadaba Ka faaiideyso fursadan qaaliga ah. halkan Ka Akhri

Waa Maxay Msconfig?
Baro Sidda looga joojiyo kombuyuutarkaaga in ay la shidmaan barnaamij aadan rabin