Menu

Home  Quraan  Tafsiir  Muxaadaro  Duruus  Maqaalo  Web Server Linux  AflaxNet Sisters   AflaxNet Forums  Postcard    Contact Us 

Remember Us!

ShareTell a friend    Add to Favorites   Make Home Page



July 2008
SuMTWThFS
293012345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829303112
3456789

Login
AFLAXNET SISTERS
Nickname

Password


Haddii aadan horey xubin ugu ahayn AflaxNet Sisters Si sahlan halkan isaga diiwan geli.

Mailing List
Fadlan ku biir mailing list-geena si aad ulla socoto wixii cusub oo dhan.
Add
 » Wargelin ::::  
Warbixin ku saabsan Tafsiirka.

FG: Dhamaan tafsiirada Quraanka ee culumadu duubtay isla markaasna nasoo gaaray halkan ayaan kusoo darnay, hadaba, haddii aad halkan ka weyso tafsiirka sheekha aad doonayso, waxaad ogaadaa in ay tahay laba arin midkood, 1. in aynaan hayn tafsiirka sheekha aad doonayso, 2. ama in uu tafsiirka sheekha ku socto duubis iyo hagaajin, hadaba haddii uu tafsiirka sheekha ku socto duubis iyo hagaajin marka uu tafsiirku diyaar noqdo baad halkan ka helaysaan haddii Allaah idmo, haddii aad adigu hayso tafsiirka Quraanka ee sheekh kale oo aan halkan ku jirin, isla markaasna aad doonayso in aad u hadiyeeso umada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, fadlan halkan nagala soo xiriir, si aad noogu soo dirto tafsiirka Quraanka ee aad hayso.

 » Tafsiirka Quraanka ::  
Magaca Sheekha Tiradda Suuradaha   Hits
 » Sheekh Cumar Faaruuq 114 Suurad Dhameystiran 59526
 » Sheekh Maxamed Cabdi Umal 114 Suurad Dhameystiran 14497
Akhrinta Quraanka
Akhrinta Quraanka

Tafsiirka Quraanka

Sh. Cumar Faaruuq  Sh. M. Cabdi Umal 



Search/Ka raadi



Web Server OS: Linux
Si sahlan u baro sidda loo sameeyo Web server Awood sare leh adigoo isticmaalaya Linux Red Hat Waxaad halkan ku baranaysaa Apache, php, Mysql, Openssl, Mod_perl, iyo .... waxaad baranaysaa dhowr kumaando iyo sidda loogu isticmaallo Linux iyo windows Hadaba Ka faaiideyso fursadan qaaliga ah. halkan Ka Akhri

Waa Maxay Msconfig?
Baro Sidda looga joojiyo kombuyuutarkaaga in ay la shidmaan barnaamij aadan rabin