Menu

Home  Quraan  Tafsiir  Muxaadaro  Duruus  Maqaalo  Web Server Linux  AflaxNet Sisters   AflaxNet Forums  Postcard    Contact Us 

Remember Us!

ShareTell a friend    Add to Favorites   Make Home Page



July 2008
SuMTWThFS
293012345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829303112
3456789

Login
AFLAXNET SISTERS
Nickname

Password


Haddii aadan horey xubin ugu ahayn AflaxNet Sisters Si sahlan halkan isaga diiwan geli.

Mailing List
Fadlan ku biir mailing list-geena si aad ulla socoto wixii cusub oo dhan.
Add
 » Wargelin ::::  
Ducooyin iyo Adkaar


Inta jeer ee boggan lasoo booqday: [2451]

Tiradda Cajaladdaha oo dhan [14]

 » Ducooyin ::  
Magaca Sheekha Duco   Hits
 » Abdullah Matrood dhageyso 14185
 » AbdulRasheed Sheek Ali Soofi dhageyso 7381
 » AbdulRasheed Sheek Ali Soofi dhageyso 3293
 » Adil al kalbani dhageyso 2637
 » Ali Jaber dhageyso 4555
 » feasal Al khulaqi dhageyso 1841
 » Hanny Alrefa3y dhageyso 1622
 » Ibrahim Al 3aseeri dhageyso 1618
 » Mahamed AbdulKareem dhageyso 1672
 » Mohammad Jebreel dhageyso 6310
 » Mustafa Gharbi dhageyso 1966
 » Su'ood Shuream dhageyso 4244

 » Adkaar ::  
Magaca Sheekha Adkaarta   Hits
 » Mohammad Jebreel Adkaarta Subaxa 3401
 » Mohammad Jebreel Adkaarta Habeenka 2719

 » Duco Mustajaabah ::  
DUCADA MUSTAJAABKA AH!

Wuxuu yiri Rasuulkii Alla, hadii Addoonka Alla wel wel iyo walbahaar haleelo kaddibna yiraahdo:

"Allaahuma innii cabduk, wabnu cabdik, wabnu ammatik, naasiyatii Biyadik, maadin fiyya xukmuk, cadlun fiyya Qadaa'uk, as'aluka bikulli ismin huwa lak, sammeyyta bihi nafsak, aw anzaltahu fii kitaabik, aw callamtahu axadan min khalqik, aw ista'sartau bihi fii cilmi qeybi cindak, an tajcalal Qur'aana rabiica qalbii, wa nuura sadrii, wajalaa xuznii, wadihaaba hammii."

Macnaha ducada. "Allahayow waxaan ahay addoonkaaga, ilmihii addoonkaagii, ilmihii addoontaadii, fooddeyda gacantaadey ku jidhaa, xukunkaaga waa mid igu fulaya, waxaad ii garatay oo aad ii qortay seegi maayo, waana xaq iyo cadaalad, waxaan kugu weydiisan magac kasta oo aad leedahay, aad ku magacowday naftaada, ama aad ku soo aroorisay kitaabkaaga, ama aad cid khalqigaaga ka mida bartay, ama aad cilmi qeybka innaga maqan ka mid dhigtay, cidnana aadan ogeysiin, inaad ka yeesho Qur'aanka xeyskii qalbigeyga, iyo nuurka laabteyda, aan kaga baxo welwelka iyo dhibaatada."

Qofkii sidaa ku duceystaa Alla wuxuu ka saraa murugada iyo ciilka, nasiino, farxad, iyo nasteexana halkeedii u geliyaa..

Waa xadiis saxiix uu soo wariyey al-imaam Axmd.

Akhrinta Quraanka
Akhrinta Quraanka

Tafsiirka Quraanka

Sh. Cumar Faaruuq  Sh. M. Cabdi Umal 



Search/Ka raadi



Web Server OS: Linux
Si sahlan u baro sidda loo sameeyo Web server Awood sare leh adigoo isticmaalaya Linux Red Hat Waxaad halkan ku baranaysaa Apache, php, Mysql, Openssl, Mod_perl, iyo .... waxaad baranaysaa dhowr kumaando iyo sidda loogu isticmaallo Linux iyo windows Hadaba Ka faaiideyso fursadan qaaliga ah. halkan Ka Akhri

Waa Maxay Msconfig?
Baro Sidda looga joojiyo kombuyuutarkaaga in ay la shidmaan barnaamij aadan rabin